Ciidamada DF & kuwa Maraykanka oo howlgal ku dilay sarkaal ka tirsana Al-Shabaab

Howlgal ballaran oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay degaanka Kuunya Barrow oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-shabaab, Sida ay Wakaaladda ararka SONNA ay u xaqiijiyeen saraakiisha hoggaaminaysay howlgalkaasi. Bartilmaameedka howlgalkaasi oo ay sida wadajirka ah u fuliyeen ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Mareykanka ayaa … Continue reading Ciidamada DF & kuwa Maraykanka oo howlgal ku dilay sarkaal ka tirsana Al-Shabaab